Qormadan waxaynu kaga hadli doonta blogger iyo sida aad lacag uga samayn karto

Waa maxay blogger ?

Blogger waa shabakad ay leedahay shirkada google oo kufudaydinaysa inaad samayso website , adigu aad leedahay oo bilaasha kuna soo gudbin kartid fikradaahag ganacsi, aqooneed,iyo hal abuurnimo .

Sidee loo sameeya ?

Ugu horayn waxaad google ku qoraysaa blogger.com
Kadib gmailka mobilkaga ama computerkaga kugu jira ku xidhiidhi sidaasna waxa uu kugu sameeyey blogger laakiin wax ku hadhsan inaad qaabayso oo aad hagaajiso si uu unoqdo website qurux badan .

Sidee lacag looga sameeya ?

Si aad blogger lacag uga samayso waxaad ubaahan tahay inaad ku xidho websitekaga shirkada google adsence oo ah shirkad xayeysimo samaysa taas ayaan ah wadad lacag looga sameeyo blogger
Hadaba si aad adsence ugu xidho websitekaga waxa uu kaaga baahan yahay shuruudo , handdii aad buuxiso shuruudaha way kusoo aqbalayaan 98%
Hadaba shuruudaha waxa kamida

1 inaad ka weyn tahay 18sano .
2 in websitekagu jiray 30 cisho.
3 in aad ku qorto 20 post oo midkiiba ka. kooban yahay 1000 eray
4 in websitekagu qaabaysan yahay.
5 in websitekagu uu leeyahay .
  ● about us
  ● privacy policy
  ● contact us
  ● disclaimer

  ●terms and conditions

6 in post aad ku qorayso websitekaga aad adigu leedahay oo aanad meel kale kasoo qaadan 

 

Handdii aad buuxin kartid shuruudaha kor ku xusan waxaad heli aqbalaada google adsence 

Waxaanad kamid noqon dadka lacagta ka sameeya websitekooga 

Waxaanad ubaahan tahay qof jooga wadamada loo ogol yahay google adsence 

In uu ku sheego addresska uu dagan yahay si ay kugu soo dhacdo lacagta google aad ka heshay

Maadama aan wadankeena loo ogolayn xayeysiinta google adsence .